MURSAL MUUSE & XAMDI BILAN DADKUNA WUU YAABAYAA OFFICIAL MUSIC 2021
HTML-код
- Опубликовано: 12 апр 2025
- Mursal Muuse & Xamdi Bilan
Song: Dadkuna Wuu Yaabayaa
Erayada: Xamse Xadaari
Laxanka: Sakariye Kobciye
Music: Furinle
Camera: Liibaan Dahir, Bigays, Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production
Suldaan Seerar, Hodan Abdirahman, Ugbaad Aragsan, Xariir, Najma Nashaad, Anshax, Qamar Sugaani, Miss Xiis, waqal studio, heeso cusub Видеоклипы
IYAAH ABOO
AAWEY KAMERADEYDA
Arimaheena Reactionkaga zugaynaa
Kkkk
soo dhaqso arimaheena proh
Waan sugoyaa
Adunbanu ku sugayna
Muqaalada Guud ee waqal wa on fire 🔥🔥
Legend waan ku watta sxb
yhye legnd
Ninka xamar walay
Legend yahye keep going bro wan kuslamey
Heestan reation kasoo baxi yahye hunter 👍
Reaction buuqiisa wata heestan waa u qalantaa 😂 Mursal cimaamadiisa lama haysan karo, ha layga sugo, Insha Allaah.
War shiinow ninka naga karbaash naagta nooga qabo.
Musharax reaction baxa dhahayo istaqfurulah😂
shiinow taaj 200 ban kus dhigay kama doonan miyaa
Shiinow indr kay wuu talaabsaday ha ku daalin
Musharax madaxweyne Mr shinaculey sxp qali ples short out is mee
ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu ficnaa, uguna kheyrka
badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa,
uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa,
uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad aynu ku salino csw
galyo korkisa Allaha yeelo,
Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta
commentigan
Scw scw scw
Scw scw
Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Scw scw
XAMDI BILAN wan nawaleysaa markale 🙏🙏🙏
Hodan c/raxman cant breath
@@sulaimanhussein2195 AR JANBAL KZ AAD GADINEE DHAAF .I AM SURE HODON CAN BREATH
@@ashaoali8020 u sheeg, Hodan iyo Mursal waxa k dhexeeya ma oga
@@sulaimanhussein2195 😀😀😀
Haheey saas weyan king 🤴🏼🤣🤣🤣🤣
Cida arki doonta ma aqaan Lkn Allaha janada inagu wada kulmiyo dhamaanteen 🥳😘 dhac ku sii
Amen
Wankusaray isaar walal
Mustfa sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
official wankusaray walal isaar
aaamin wll
"Dadkuna wuu yaabaya" wallaahi waanu yaabnay waa runtoode.
Asmo
Heestan xasuus bay igu leeday, heestan waxanu isku baranay xaaskayga ❤
MashaAllah ilaahey ha idin barakeeyo ❤ jacaylku ha waaro😊
Waxkale Waqal Studoi Somalind Horay usococda walalyalow Fankii Somalind Kor uqadeen Ustaad Bulshaawi 🤟🙏 speciale Waqal Studoi somali 💯☺️🎥
Wllo Bulshawi Mu Tumin Waa Furinle 🙏🙏🙏
Wll ustaad furinle weeye bulshaawi ardaydi furinle weeye
Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye 😔🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨
Wakaa ka ego
Horta malacag ba kagu hela like ta 🤔
Baajuun baa tahy dee
Laguu saaray ee somalinimo haga bixin like dartiis😂
@@ayaanmohamed1862 kaaley bal sheg qofwalbo saas unbuu utugsana ish
Caadi mahan best Waqal team
Www jecl igdheh
Her sare wllhi heestani
Mursal wllhi wa fanaanki sabab u aha inaan heesaha somalida dhagaysdo Keep going libaax
My Favourite Singer
Inta Reer Muqdisho ah Taagerto Hoyga Fanka Hargeisa ila Somar❤
Waa ree awdal io dhiigi borama
VIVA HARGYSA CDY ✌✌✌
Wehey Wah Wax La Sugayay Oo Soo Dhacey Go Forward Waqal Studio
ruclips.net/video/rIx7GIm3VFw/видео.html
Hasta hesaha
Eesh cala hees shodan kalakicis aduun
xamdi bile +mursal 🔥🔥🔥
Istaag wll qali ku sali rasuulka صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Rasuulka Dartiis subscribe igu saar
Sxp qali faadil dumdum sxp qali illahy dartis short out igu same channel ❤❤
ruclips.net/video/rIx7GIm3VFw/видео.html
Bilan dheh fadel dumdum
Fadil malmahan kuma Argo abti mcn iso kle kici hee
Ala maxay Hodan iyo xulufadeedo khadra Qurux ugu faaneen HAMDA BILAN quruxdaada laga ma hadli karo Mashaa allah laguma cuno oo laguma caryo abaayo guul iyo gobonimo 💕💕💕💕😍😍😍💝💝💝💯💯💯
Hodan tokadeda waye Ooyinta nin aa nag Kaso Wadate Adne Walaga wadnaleee
Axsan hees❤️
hanad omar legend
Hanad omar waa ku salaamy
@@bahjaqurux9999 comment Ku Ka Xamalaya Dhaaf
Oo mad iga soo horaysayba
Hanad omar 🥰
Heesha jaanis wa u heshaaye Quraanka Goorma idinku Dameysay shacabow.😭😭
Adigaba waad joogtaye aanku weydiye goorme kugu dambeysay quraanka?
@@queensagal2700 Bal iso qabo
Adi mxa so raadisay🤣🤣
Maxaa kaa galay quraankeena ma sidaadoo kalle aaan subscribe ku raadin laheeyn
Kihg
Arimaheena inta ila aragta inuu diyaar yahay like isaara
Yaa muslimiin heeso fanaan isla qaadeen yaan guri dhisan oo xalaal ah lagu dumin. Dhallin yaro diinta barta waa in xalaasha iyo xaaraanta aydnaan is bar bar dhigin. Heesuhu waa xaaraan, Guriga xalaasha ah yaan lagu dumin.
Ninkana 4 ayaa alle u baneeyey hadduu awoodo ee joojiya fidnada baraha bulshada aad ku faafinaysaan.
Alle Wayne ka baqa.
laxanka 👍
ereyada👍
musique 👍
caméra 👍
I am from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
the beauty of somaliland the man who brought khadar waqal may allah bless Hargeisa💚🤍❤walalahiin Somali🇸🇴
Wllo waanu idin jeclahay anakuba somalia love
@@lebronjames3368 🥰🥰❤
Waar meeYe diriyadiii dhiiga izmuujiya hoyga vanka hargeizi another leveL bay noqoty m.a💋😘🖤
Qalbiga Ku salamay gacmuhu wa qalfoofe inaadeer
@@abduqani4951 😘kaa Qaafay inder si niyad ah anah
@@amiirahajji2614
Sharaf iyo karamo korkaga Ahaato ma duriyaadii reer sheikh bad tahay
Ikoow Hess xamdi bilan aan dhageeytso ilaa labada hees eey hargaysa kusoo qaaday hooyga fanka hargeeysa Han wanaag form muqdisho banadir 💕💕❤️✌🏻👍👍✌🏻🎶
Wax baa moogtahy adna heeso macaan ayaaa kaa maqanyihiin hadaaba hamdi dhegeysanin😂
🥰🥰🥰🥰❤❤❤
magaloyinku izkuma jirane hargayzi waa new york ta dadka caanko dhan kuzoo shaac baxan♥️🌸♥️
from muqdisho cadey♥️🇸🇴
Inta hestan sugaysay sidayda like bazh kusii team waqal one love🙌
#somaàli yameni wn ku jclhy 💚
Dirsle sugaynaaa reactionkiisa jacayl majiro ee waysila heesayaan uuun
Gabdhaha saruur love ilmahyga hooyadood ❤
Ahey🥰🥰
Qaraabo 😂❤
Inta aqrinaysa coment-ga waxaan idiin rajaynaya nolol wngsn
aamiin dhamaanteenba
we all have a good life
✌️💟
Amiiin wllo dhamaanteenba
Dhamaan teen wll
sidookale wll qali
Hadii aad caafimaad ku dawanayso alxamdullillah dheeh alxamdullillah ❤
الحمد لله دائما وابدا🤲
Markey 1 million garto like yalaiga xasdin asxapta
wllahi dadka soomaaliyeed meel ba loo wata aniga ma fahmin 2 days iyo haaf milyan daawasho ah liketa dhac iigu siiya waa nin waalan oo idin waaninayo hala yaabina
Funny guy, I laughed lonely, as a mad person, when read your comment,""ninwaalan oo idinwaaninaya"".
Xamdi bilan mursal iyo waqal studio muqaal cajiib ah cimamada lama heysan Karo waqal studio waa midka kaliya muqaal shacabka indhahooda uroon hormar wacan mar dhaw 1m insha Allah
Mursal muuse iyo xamdi bilan waad naga waasheen ✔️💯✔️💯
Asali saylac awdal 😍😍
Hargeisa Fankeeda Laga Yaab
Goptii Reer Hargeisa is Muujiya 💚💭❤💯👍
War ninkii music lahaa baa soo noqdey Ahmed weli Furinle music haddaad ka hesho liketa hayla dhaafin
Aan kuwada salino nabigeena( N.N.K.H)❤💯
Scw scw
Scw scw scw scw
Scw
Ufjh
Hvjh
Hoygii fanka Somaliand 🎤wan ini salamay and lajen waqal 🎥studio🤍❤️💚🖤
Heesta waxa KamacaN kalamka Alle Inta 0g Like Isku muuji
Yaan ogayn wll wax kale wax ku raadso iskadaa
Wll Subscribe ii saara Chennal Kaan Waa iga Cosi 2
@@Abusufiyan_____4 wll Adnah ii saar Waa iga Cosi
haa
I'm from turkey I love Somali music Somali ajanib jacyl War Somali ba ahay like isaara 😂
Kkk
😂😂😂😂😂😂😂
This looks is was I a little nervous 😩 I'm the I sometimes
@@Supr93 ĥh luqda waa kudeyshay
Waaw Well Liked 'kashaan kuugu deeqaya' Madax baa is garab satay team waqal perfect
ruclips.net/video/312kSvEteFs/видео.html
@@Hireyinc u u u uu h hhhh ii hhh ur thy
Pk o
@@Hireyinc u u u uu h hhhh ii hhh ur thy
Pk o
Haddad comentigayga akhrinaysid please like isaar ♥️♥️
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 222
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Xamda bilan Hargeysa inta tagtay ayee so shidatay wlhi
aaway reer muqdisho gobta isma qariso
isar walal subscribr
Waa na kanaa 💃💃💃
Saxiix wallhi
HOYGA FANKA
HALKAN AYUU FANKU KU QARXAA💙 HARGAYZA
iyadaa loo Shiday miskiinta muqdisho way ku dulmanayd hhhhhh.hadaad rabto inaad soo caan baxdo hargaysa kaalay🤣🤣
Inta Quraanka jcl like ha ii saarto
Neef heesaha iyo quraanka ha isku keenin
@Maryan ADIGIYO KUWA LIKE KUU SAARAY WAA MACNO YARE "HEESTA DHAGEYSTA"
QURAANKA KARIIMKA SOMALI OO DHAN JACEL
@@nasibuundomedia6957 looloolololooloolĺllooloooòoĺll0ⁿ09
Meshan maxakukeenay
@@nuurakhadran4822 h mlm hmh hu ax zz ex sz- sz zp
Dadkuna waa Yaabaya
Hamda bilan
mursal muuse
Xamse xadari
sakariye kobciye
camara Liiban
Heestan Hibo miidhan ka dhex
muuqata inta ila Aragatay .like 💗💗
khadar waqal
furinle
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 1
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Dad adag ayaa iskugu tagay
Anigana hibo aya layidhahdaye heesta Manan ka dhex muqan😅😅
@@hiboabdirahman8535 inanta Heeta Dhiday Waa adiga HIpo ✋💗
Nagaha hawiye qurux badana mashlah❤️💛
❤❤❤❤❤
inta heesten sugaysay like hayla dhaafin❤️😂
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 33333
Sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
I am truly captivated by the music and songs of these couples. Their unique voices blend seamlessly with a powerful sense of confidence and love that resonates deeply. I wouldn't mind Listening to ❤their songs and music.
Hodan Abdirahman Can't Breath
Ina Abdirahman Lives Matter.
Lol 😆 comment gaan oo Kale baaraaye
😂😂😂🔪
😂😂😂😂😂😂😂
Karma is bitch 😂🤭😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
King of reaction dirisle Abdi inta ila sugeysa
Team dirisle reaction ismuujiya🦋🌼
Is muu jinay abyo
Maanshaa allaah waa gabar Qurax badan ee Maanshaa u dhaha.
Waar midhaa yar ee Hamdi Bilan markay timid hoygii Fanka, fankeedu wuu sii horumarayba.
Duriyadda reer Somaliland waan salaamayaa, one love walaalayaal.😍
WAW HEEESTI HEESAHA ERYATAY
MURSAL IYO HAMDI BILAN
IYO NINKA MUUQALKIISA LALA DHACAY WAQAL ANOTHER LEVEL IYO GAADHIGA SHIDAN @
Mursal muse cumar fanan tegey❤Ahmed Wali Furinle Musician jiitay❤...
Mursal iyo xamdi waa is ku soo baxayaan is ku yaaca in sha allah
32 Minute iyo 20k wlle Heestani wey dhaqaqdey Markey 1M gaarto liketa hala dhaafin ❤❤Mursal &Hamda Axayaa Fanaanin Jira❤❤❤
Say
Iam from Algeria Ilove Somali Music ♥️ wwwwwwww⚘
Waw ax yaa hees fanaantiii oo laga dhamaanin baan arkaaa
Beenta wa xaraan!
Khadar waqal bro hestii Mustafa dollar part 3 mee bro wlahi waad la habsanTNe macamizha wanajiya 😂
San u sugaayay indhaha i casaaday naga soo hagaajiya dheh
@@Fanaata waa say tahayba
Daryeel ruux kula rabaa miyuu kaa daahayaa❓ heestan wax kle waye.
Asaxabey like ta ruux kula rabaa miyuu kuu diidayaa❓ like ta iigu kaalmeeya nh👍👍👍👍👍👍
Hadal ma LeH .Mursal Muuse & Hamda Bilan ❤ waqal stutio ,Hooygiiiiih Fanka Hargeysa Cadey 🥰Duriyadiiiiiih is muujiya heee💚💨❤😎
Wow mursal muuse cimamadisa lama haysan karo Hodon c/raxmaan Tolow muu ka warejiyay 😂😂Ree Borama waani salaamay
MAJOOGTIIN LEE💥 RESPECT(HOYGA FANKA)
CK FAMILY heestan Reactionkeda *wax Yar dulqaata*
Libaaax Ck Ck
Soo deg deg waan kuu fadhinaa💋💋💋
Hhh ciwaaan aanad lahyn inta samaynaysid inad samaysato ka wanagsan fadhiya xun😂😂😂😂
Dulqad miro Ee ku aaway ck😁
Cebmale saxib maxad kashege iin ad amanto mogiye
She is one of the few Somali singers that I admire, but khadro sinimo on fire💃
You better get off them.marof a you a lady or a man.
Team Ck Ismuujiya Inta Reaction heesta Sugeysa👑🥰
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi.......
❤❤❤❤❤💞💞💞💋💋💋👌👌❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍓🍓🍓💐💐💐💐💚🤍🤍👍👍👍👍👍👌👌👌🎁🎁🎁🙏🙏🙏🔥🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🌹🌹🌺🌺⚘🌷🌻💐
Amuun walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Mursal iyo xamda bilan wan wata🥰🥰🥰🥰❤❤💝💝
Mursal muuse cumar ilaa maalinkuu ha iraadsan qaadan 2011 fans kiisa ayaan ahaa 10 sano calankiisu muu dhicin CURUDKA xidagaha geeska.
Xamda bilan waa tallent wax yaroo wada shaxshaxa ciyaarteeda ayaan ka helaa 👏
Xamdi bilan is the only girl I can made her dowry 1 million. Waaan kahelay gabadha Masha Allah.
Love kugu ahay my walashy...
Keeping going💪👏
Dadku wuuu wuuuu yaaabaya hadan yaaab another level hamdi bilan ft mursal muse ✌️✌️😍💯
4 hrs Bay hestan iga so horayse 100k haday garto like isar
Tay AXMED arshe izla zoo wadeen inta sugaysa is muujiya Xamda bilan way izka yeelataypa fanaki 😊😩
Inta heestan comon soonkeda la socotay ismuujiya sxbyaal
Hodan godkeeda biya ugalay yaa ila fahamay 🙏❤🤣
Adaaaa ula socdayvweliba kamomkeeda ayaaaan aaad u shegeestey
Fanaaniin haday hees isla qaadan macneheedu maaha inay isku wareegan ha la xishoodo
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😂😂😂
Daryeel ruux kula rabbaa miyuu kaa daahayaa muniira ibraahim xuseen bookh adaan dadka kuu jecleee🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waqal studio another level 830k subscribe 👑✨✌️🏼
Heesaha dadka dhagaysta markii dhintaan qapriga lageeyo maka jawaapi karaan su.aalaha qapriga
Allow naga madoobee yaa allah 😭😭😥
wll adi mxa ku keeney oo ad uso gashy
AAAAAAAMIIIIN yaa Rabi
😂😂😂😂Adi masaajid mAad kaqudbadaynysaa soodigan dhagaysanaya
Maxa inta ku keenay marka munaafaqnimadada😐
Adigu Mada quran aqrinaya MAxad sodontay hadanad dha gasanay nin hesaha
Xadiir xadir😅🤭 Juzt now dalaq✌
Dalaq dalaq
wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee Te
@@shucaybshataa4500 wll Adnah ii saar Waa iga Cosi Subscribe
Walal qali illahay dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
@@shucaybshataa4500 sxp qali illahy dartis SUBSCRIBE igu cawi adigo mahadsan
Inta og inay heestan 1million gaadhayso 1week gudihiis. 😂🙋♂️
👇
Waqal studio Soamli super star legend wath a song
Cod 💯
Laxan 💯
Erayo 💯
Music💯
Camera💯
Waqqqqqqaaaaaaaal💪
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi Ee 222
heestan markay 1M gaarto like iisaar
reer somalland wax kale 🙂🥰
Waxaan u daadalyaa
Dawooy waa aawadaa 🥰
LEGEND MURSAL MUUSE
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ
Scw
Scw
@@aminaadenmohamed7204 waaaw
MURSAL MUUSE 💞
XAMDI BILAN 💥💯
ANOTHER LEVAL WAQAL STUDEO💢
I miss those days of 2000s
No internet
NO social media
No tiktok
Whole family watch television together
Only I love qaraami😀😀😀😀🚶♂️
Cimrigaada oo raagay geel dhalaayo ayuu ku tusaaa😁
Those were the good days
Me too wlhi i miss old days👍👍🤦♀️🤦♀️
Old is gold✔✔✔
No xamda bilan no Mursal muse😂only hoddan cabdiraxman hooyadeed was famous 😎😎😎😎
No xamda bilan no Mursal muse😂only hoddan cabdiraxman hooyadeed was famous 😎😎😎😎
Gabadhi qurxonayd cod iyo qurux waad ledahay walaale ♥️👏
ugu yaraan shan sano waxuunba arkaay dad leh like iii saara ilmaadeerayal bal caawa like iisaara
Xamdi bilan inta jecel ismuujiya🙏
Asc xaalada
mursal king of singer
bilan boqorada fanka
Like 10 only👐🇸🇴
ruclips.net/video/312kSvEteFs/видео.html
Wow classic really appreciate your drama queen nd king waad isku Soo bexeysaan jecelada dacada wa Soo dagdagaa runbadana wixii hore walaga tagay hadba waa tii cusub ax ax
Codka waa 100%
Stylka waa 100%
Camero maanka farahu ka falanyhy
Editing wax kle ah100%
Colour griding 84%
Waqalow waa ku wataa mucjisada geeska africaka✌🤟
hodaneey kumee ninkii aad so dhacday waa lagaa sii dhacay intaad maqnayd....
Horaa loo yiridhi xade laga xaday xukun kiis waa aamus 😂
Hhhhh loool kkkk😀👏👏
@@fadxiyamahamed169 saas miyaa 😂😂
Nin laga maqanyhy waa oobasiibo mana lakala lahan hadba tii soo gaarto haqaadato
😂😂😂😂
Waxaan Hees Waa dhaaftay Hamdi Bilan Waa
Another Level 💥⚘🥰 Go For Ward DuM ❤✌
MSW
🔥❤️
@@anisodahir7015 ❤️💋
Waouh Waouh Waouh mursal muuse 🎉🎉❤🎉🎉 0:41
Shine culy inta reaction kisa sugaysa like isra noh😂😂😂😂😂😂
Waliba mid oodihisa wata 😂😂😂
Aniga sugayaa oo sugi laa walibaa
BalaYa zugta waa necbahaypa odayga walan🤣
@@khadrahassa321 😂😂😂😂
@@anfacsheekh2432 👌🏻😂
Hadi aaminsan tahy in ay mar kle heestan ee maseyr ku ridi doonto hodan abdirahman like saar🤣😅😂👈
Somali xaasid mursal inaaderti ma khiyaamayo xaasidnimada la dhinta hodan u qabtin
Anaba hodan ismoda wlh hestu wa shunsi cadiya 😁😁
Alle Somalidu xumaan jecelaa, bal maxay xumaanta ka helaan
RUN baan kudambeynaynaa Dadkuna wuu yaabayaa Ma hodan baa lagayaabin donaa mooji😂😂
@@dagmomohamed5928Hodan mursal mareekanka hadee geenweysay waa laga tashtay
HEESAHA WAYNU WADA JECELNAHE
ALLOW QALBIYADEENA KA MADOOBE
😓😓😓😓😓
Amiiin
Amiiiin amiiiin ay allah🙏🏼🙏🏼🙏🏼
aamiin
hooyada u sheeg
Hamdi bilan wax kale wye wlhi qurux iyo cod baa illah siiyey Mansha allah 🥰🔥🔥🔥
Asxaabta ha la ii saaro subscribe waa walaashin
Keep going waqal studio from muqdisho 🙏🙏🙏🙏❤
Masha allaah geenyo waa tanoo kale siiya somaliyey xamdi bilan qalanjo dumar 👍👍👍👍👍👍👍
Axsan hees waxan sugnaaba waa maqaaxida shiine culay ❣
Inta ila sogeysa ✌
intaa soo aragtay qoralkay hodan soo qortay ee ah inay mursal kala tageeen ee yaban is muuji👍
waad igu ciyaareey gormee